Hem

www.waxbarasho.org

Warbixin

Boggan waxbarasho.org waxaa maamula ururka Svensom Utbildningsförening. Svensom Utbildning waa urur ka shaqeeya kobcinta af-soomaaliga. Waxa aad boggan ka heli kartaan cashirro af-soomaali ah. Waxa aan culayska saarnay in la helo cashirro ku habboon farbarashada afka-soomaaliga. Waxa aan leenahay kanaal ah Youtube oo aad ka heli kartaan cashirro maqal iyo muuqaal ah. Wixii tallo iyo taageera ah noogu soo gudbiya future@live.se.